Ruunnirgood Foundation

DEG DEG: Isbitaalka oo indhafiiq sameyey(Sawiro)

Isbitaalka Ruunnirgood oo sameeyey howlo indho fiiq ah oo eey..

Sii akhri »

Ruunnirgood Foundation waa urur samefale oo u howlgalay dhismaha Isbitaal loo dhiso degmada Ruunnirgood. Ruunnirgood waa degmo ka tirsan Gobolka Shabeelaha Dhexe. Magaalada Muqdisho ayey ilaa 240 KM kaga beegan tahay dhinaca waqooyi bari. Waa degmo u badan xoolo dhaqato iyo beeraleey. Dadka degmada ka soo jeeda asal ahaan markii ey arkeen baahida caafimaad ee jirta ayey go'aansadeen iney isbitaal weyn ka hirgeliyaan. Isbitaalka waxaa ku intifaaci doona dhamaan dadyoowga degan Degaankaas. Warakii u danbeeyey iyo sawiro halkaan kala soco.

Fikrada Aasaaska

Fikrada Isbitaalkan lagu dhisaayo wexey soo jirtay mudo dheer, laakiin wexey taabo gashay ka dib markii dadka degmada ee reer UK si gaar ah iskuugu xilqaameen una istaageen iney ka miro dhaliyaan. Halkaan riix si aad uga bogato fikradda aasaaska oo buuxda.

Naqshada Isbitaalka

Naqshada Isbitaalka wexey ku saleeysan tahay fikradaha Gudoomiyaha xarunta SOS ee Muqdisho, Dr Cabdullaahi Hussein Maalin. Waxaa xusid mudan in haanta biyaha iyo Incinirator qashinka guba eysan naqshadaan ku cadeeyn balse la hirgelin doono. Isbitaalku wuxuu ku fadhiisanayaa dhul gaaraya 3600 m squires.

Golaha Marjaca (Board of Trustee)

  • Maxamed Maxmud Adow(gudoomiye. AUN)
  • Xaaji Maxamud Osobow Afrax
  • Macalin Ibrahin Gerjucun
  • Xuseen Abdi Ali Ayatulahi
  • Xaaji Axmed jimcaale Gacaneey
  • Xaaji Yusuf Warsame Afrax
  • Axmed Ali Xasan (Axmed Gari)
  • Maxamed Dhaarte
  • Yusuf Mocow Axmed Rage

Golaha Hogaaminta(Board of Directors)

  • DR Abdullahi Hussien Malin AUN
  • DR Xeydar Ali Raage
  • Mohamed Abdulle Mocow(Eng.Mocow)

Golaha Fulinta(Management Team)

  • Xaaji xuseen Maxmed Gulane(Gudomiye)
  • Cabdiraxmaan Cali Xasan
  • Xuseen Yuusuf Cali
  • Sheekh Bashiir Shire Cali
  • Maxamed Afrax Xusuleey
  • Muxudiin Cabdi Calasoow
  • Yuusuf Mocow Axmed Rage
  • DR Cabdullahi Hussien maalin
  • DR Xeydar Cali Raage
  • Mohamed Cabdulle Mocow(Eng.Mocow)

Golaha Dibaddaha(Diaspora Coordination)

  • Hassan Cabdulle Goley(xiriiriye).
  • Cabdullahi sheikh Hassan
  • Mohamud Muuse Owcale
  • Yalax Mocow Maxamed
  • Cabdi Ibraahim Weheliye
  • Salaad Cabdi Maalin
  • Eng. Muhudiin Daqare
  • Hassan Qaasim Hassan
  • Caasho Cali Farey
  • Marwo Khadiijo Afjirib
  • Maryan Muhudiin Mocow
  • Canab Muhudin Cali
  • Fadumo Cabdulle Mohamed
  • Saynab Warsame Indhaweyne

Links

http://shareinternational.yolasite.com/